Al-Shabaab _ muuqaalo argagax leh oo ay baahisay Argagixisada Al-Shabaab

 Waa mid kamid muuqlo badan oo ay baahiyeen argagixisada Al-Shabaab taas oo lagu soo bandhigayo cududa ciidan ee ay yeesheen. 


Muqdisho:-   Argagixisada Al-Shabaab oo muuqalo badan oo argagax leh ku baahisay barta ay ku leeyihiin telegram taas oo ay kaga hadlayeen dagaalka u dhaxeeya iyaga iyo ciidamda sugaya nabada ama amniga somaliya kuwaas oo ay ula baxeen (saliibiyiin), Burao Post oo si wayn ugu dadaashay inay muuqaaladaas hesho ayaa ugu danbayn ku guulaysatay inay muuqaaladaas hesho oo ay soo tabiso. 

Somalia waxaa 30kii sano ee ugu danbeeyay ka jiray dagaalo sokeeye ku waas oo saaameeyay bulshadii kuna abuuray kala ta faraaruq hadaba somaliya ma waxay qacanta u gali doontaa maxaakimta oo xukumaya dalka mise dawlad dimiqraadiya ayaa xukumaysa?

Post a Comment

Previous Post Next Post